TARSAN oo kashifay qorshooyin ay Dowlada Somalia u maleegeyso Umadda Soomaaliyeed
Friday, April 15, 2016
Waxaa wali magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ka socda kulamo looga doodaayo dib-u-soo celinta maqaamka magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.
Labels:
WARARKA
Odawaa oo si faahfaahsan uga hadlay khilaafka kala dhexeeya Odayaasha Hiiraan
Wednesday, March 16, 2016
C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Somaliya oo tan iyo Axadii ku sugan Magaalada Baledweyne, ayaa
Labels:
WARARKA
Michael Keating ma taageersana dowlad Soomaaliyeed ee dantiisa 4.5 gashay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Ingiriis wali waa ina baran la’yahay! Max’ed Cabdille Xasan u gabay, u dig, labaatameeyo sano inala dagaal, waa innaga quusan la’yahay, ma aha inuu doqon yahay,
Labels:
WARARKA
Dhibaatada uu leeyahya daawada layiraahdo Novalgin ????
Novalgin waa daawo dunida muddo caan ka ahayd, waxaana markeedii ugu horraysay laga soo saaray dalka jarmalka sanadkii 1922, waa daawo loo adeegsado xanuun baab'iye iyo qandho-jabiye ahaan.
Labels:
CAAFIMAADKA
Waxtarka iyo Caafimaadka Qumbaha (Coconut)
Waxaan maanta ka hadlaynaa geed aad u cajiib badan, waana geedka Qumbaha.
Qumbaha waxaa la sheegaa waxyaabo badan oo caafimaad ah in laga helo, laakiin waxaan qoraalkaan ku soo qaadan doonnaa 7 faa'ido oo cilmibaaris lagu xaqiijiyay, waana kuwaan:
Labels:
CAAFIMAADKA
waa maxay ?? Dhagaxaanta kalyaha iyo kaadi mareenka fadhiista
Dhagaxaanta kalyaha fadhiista iyo kadimareenka waa mid ku badan dhulkeena, taas oo ay ugu wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena .
Waa maxay dhagaxaanta kalyaha fadhiista maxay ka samaysanyihiin?
Labels:
CAAFIMAADKA
Puntland oo si deg deg ah uga qeylo dhaamisay Dagaalka Xeebta
Puntland ayaa qaylo dhaan balaaran ka muujisay dagaalka ay Xoogaga Daacish kula gashay deegaanada Xeebta ee Puntland.
Labels:
WARARKA
MAQAAL: Xilli Ciyaareedkii Arsenal Waa Soo Dhamaaday, Jamaahiirta Waa Ay Dagaalamayaan, Wenger Wareysi Ayuu Isaga Baxay – Miyaa La Soo Gaaray Dhamaadka Waayihii Arsene Wenger?
Inta badan xilli ciyaareedkii Arsenal waa soo dhamaatay, sidaasi waxaa ciwaan ka dhigatay jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mirror.
Labels:
CAYAARAHA
Kooxda Everton Oo Chelsea Ka Cidhibtirtay Tartanka FA Cupka, Romelu Lukaku Oo Laba Gool Ku Ugaadhsaday Kooxdiisii Hore Ee Blues,Costa Oo Barry QANIINAY Iyada Oo Labada Xidigba Casaan Loo Taagay, Xili Guuldaradani Ay Xili Ciyaareedkii Chelsea Gabi Ahaanba Ka Dhigtay Mid Fashilmay
Labels:
CAYAARO
Duqa Muqdisho “Qorshayaal wax looga qabanayo Amniga ayaa wadnaa”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku dhawaaqay qorshayaal
Labels:
WARARKA
CAYAARO
John Terry : Maamulka Chelsea Ciyaarta Ha Iga Daayaan
Thursday, February 11, 2016
Kabtan John Terry ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa Chelsea aysan illaa haatan kala hadlin arin ku saabsan in hishiis cusub uu u saxiixo kooxda .
Hishiiska Terry ee Chelsea ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkaan waxa uuna dhawaan shaaciyay in xilli ciyaaredkaan yahay kan ugu dambeeya Chelsea isla markaana u baxayo.
Wargeyska Express ayuu Terry ka yiri ka dib kulankii United ” ma jirto wax wadahadal ama xariir maamulka kooxda ila sameeyeen anna waxaan iri waxii qasabka igu ahaa in aan iraahdo”.
” Waxaa qasab ah in aan dadaal deeraad ah bixinno si xaalkeena horyaalka u wanaagsanaado” ayuu sii raaciyay Terry oo aan ku dheeraan arinta kooxdiisa kala dhex aloosan
Arintaan ayaa imaaneysa xilli taageerayaasha kooxdaas Chelsea ay la yimaadeen kulankii United boorar ay ku dalbanayeen in hishiis cusub laga saxiixo Terry
Labels:
CAYAARO
XOG:Axmed Madoobe oo fashiliyay Shirki Nabada Jubboyinka+Sababta
iyadoo uu qorshuhu ahaa in siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Jubaland ay shir dib u heshiisiineed kaga qeybgalaan magaalada
Kismaayo, ayaa waxaa muuqaneysa in shirkaasi uu fashilyo hogaamiyaha maamulkasi.
Siyaasiyiintii mucaaradsanaa Jubaland ee la doonayay in iyaga iyo maamulka kismaayo la heshiisiiyo ayaa hadda ka baaqsaday aaditaankoodii kismaayo kadib markii Maamulka jubba uu ka baxay qodobadii la qorsheeyey in ay noqdaan ajandayaasha shirka.
Hogaamiyaha Jubba axmed Madoobe oo ka duulaya in isla xisaabtan uu kismaayo ka dhaco ayaa abaabulay siyaasiyiintii beesha sade ee ka tirsanaa maamulkiisa kuwaas oo abaabul uu galiyay taasoo qorshaha uu wado ay tahay in iyagu ay noqdaan cida la heshiineysa axmed madoobe, miiska wada hadalkane fariisaneysa.
Maalmihii lasoo dhaafay Madaxweyne kuxigeenka Jubaland Cabdulaahi sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa isugu yeeray kismaayo xildhibaanada iyo masuulyiiinta kale ee ka tirsan maamulkiisa kana soojeeda beesha sade isagoo ku wargaliyay in iyagoo oo matalaya Beesha Sade ay shirkaasi ka qeybgalaan, arintaas oo guuxii ka dhashay uu ka taaganyahay magaalada kismaayo.
Sikastaa hogaamiye Axmed madoobe ayaan diyaar u aheyn nabad iyo xasilooni ka dhalata jubaland, iyadoo xubnihii beesha caalamka ee ay ugu horeyso Hay’adda USAID ay arinkaasi durba walaac ka muujisay
Labels:
WARARKA
Wararkii ugu dambeeyay Ciidanka DF & Amisom oo ku laabtay M/Marka..
Monday, February 8, 2016
- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Howlgal Ciidanka dowlada federaalka iyo kuwa Amisom ay dib kula wareegeyn magaalada
- Marka ee Xaruunta gobalka Shabeelaha hoose halkaasi oo Al shabaab ay gudaha u galeyn maalin ka hor.
Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Yariisoow ayaa sheegay in markale ay Magaalada ku laabteyn islamarkaana dagaal kooban uu dhacay isagoo intaasi ku daray in ay sugayaan Ciidan badan oo ka tirsan Millatariga Soomaaliya.
Sidoo kale Sarkaal kamid ah kuwa xooga dalka ayaa inoo sheegay in iyagoo wata gaadiid dagaal ay qabsadeen marka islamarkaana yasan arkin wax iska caabiya oo shabaab magaalada ka carareen.
warar ka qaar ayaaa sheegaya in saraakiishan oo shalay galab ka baxay muqdisho ay xalay ku waabariisteen deegaanka laanta buuro halkas oo saakay uga duulaan tageen Marka.
Subscribe to:
Posts (Atom)