Waa dhacdo naadir ah in la arko ilmo yar oo ku dhasha
xuubkii illaahey ku abuuray ee ku ir-saaqay, wax walbana ka qaadanayay intii uu ku jiray caloosha hooyadiis, laakiin markii uu bannaanka yimid maqash looga jaray, kadibna qaaday hawada.
Sida caadada ah marka hooyadu dhasho ubadka, waxaa bannaanka yimaada ilmaha, laakiin xuubkaasi uu kusoo haro caloosha hooyada, ilmahana iyagoo qeylinaayo bannaanka usoo baxaan.
Laakiin ilmahaan yar wey ka duwan yihiin ilmaha kale ee caadiga u dhasha, waxaana arkeysaa in ilmahaan yar uu ku jiro xuubkii illaahey ku irsaaqayay oo dhaqtarkii dhaliyay uu maqash ku jarayo kadibna qeylinaayo.
0 comments:
Post a Comment